Heesta Nabdi - Lyrics
wuxuu nabdigaygu
naruurada dookha
siweeeyn ugu naaxay
markeeynu nafqeeybsi
nolasha ku wadaagnay
waxaa nal u daaray
qalbiga ku naqaystay
nasriga kalgacaylka
nasiib ku lifaaqan
nadarka indhahayga
nuurkii ushidnaayoo
naftayda naftaada
nudbaa ugu yaallee
ka dhowr wax nugleeyaa