VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nafsiga kaligaa xambaaro - Lyrics

axdigii adigaa xumeeyay xidhiidhkeeni badh gooyay xajiinta adiga u quudhay xiskayga jacaylkii yiilay adoo xakamaha ku xidhay naftayda xakamaha ku xidhay xubina laabtayda dagay dareenkii xagaaga jiray xiqdiga adigaa ku beeray markii aad xanaanin wayday kalgacalkaan xanaf u diiday xanuunku kali igu ahaaday qalbiga ka xoreeyay maantee nabsiga kaligaa xambaaro gayaanka anoon aan xaalin xayaatada kuu hibeeyay xaqdhawrka adigaaa ka booday waliba xasilooni diiday adoo xadhigii jacaylka qalbiga ku xidhay jacayllka xubnaha laabtayda dagay xagaaga dareenkii jiray xiqdiga adigaa ku beeray markii aad xanaanin wayday kalgacalkaan xanaf u diiday xanuunku kali igu ahaaday qalbiga ka xoreeyay maantee nabsiga kaligaa xambaaro
Queue is empty
-- / --