sidii roob jirda ay jeedhaamihii biyo dhigay jeeliyo loo qabay hammuun
sidaas iigu jeedidbaa adaan jaar kula noqdoo wadnaha jeexiisii baa tahayeee wadnaha jeexiisii baad tahay.