sidii roob jirda ay
jeedhaamihii biyo dhigay
jeeliyo loo qabay hammuun

sidaas iigu jeedidbaa
adaan jaar kula noqdoo
wadnaha jeexiisii baa tahayeee
wadnaha jeexiisii baad tahay.

Exit mobile version