VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Soomalaay qabiil naca - Lyrics

quluubta wixii ku jira afkaygaa qeexaye qalinka wadankayga yaala wuxuu qoraya mid nimo hal qoysbaan wada nehee inaan qaran noqono mida ayuu qorshahaygu yahay quruxdu waa wada jirkee soomaalay qabiilka naca dhaaxaan qaran soo ahayn qiimayso aduunyadu wixii qaladee mar dhacay intad ku qubtan badwaynta dadyow qacmaha is qabsada miyaydaan u qiira galayn miyaydaan qoomamayn miyaydaan kaba qancayn qasaaraha aad gashen dheeftiisaan quudanoo qiyaamana nagama gayo dalkeenani qaaligiyo ilaashada qaranimo somalay qabiilka naca
Queue is empty
-- / --