Heesta 4.5 Four Point five - Lyrics
Waa baaq dadweeno
Waa badbaadadeenee
4.5 Four Point five
Bulshayahay ha yeelina
Dawladii bilaabata
Waxa balaayada ugu wacan
Dhibka ugu baxeeno
Barakada uweeydaay
Waa 4.5 Four Point five
Bulshahay ha yeelina
Waa boog Qabiil guban
Oo baaba'ayn
?? baa la mariyoo
Ay nagu qadirayaan
Bulashahay ha yeelina
Iftiin labeeriyo
Axdi weeyo nabaroo
Aan awid bogseenee
Bulshayahay ha yeelin
Boqalow ??
Bilac waa ka simanyahow
Nin ??
BOQORKEENA ma uuminee
Kuwo boog ku naaxa
??
Kugu weel baneestee
Bulashahay ha yeeeline
Bahdii sheekh awayskii
Dadka diinta bari jiray
??
Hooskaan in loo dhigo
Ma barbaa ma buuxaa ?
Mise waaba boqolow ?
Dadka oo baalo dheeryahay.
SYL Ragii bilay
??
Axmed naaji baaqii
Gurmad kuwii ahaa iyo
Profoser Dalxa oo kale
Reer banaadiroo idil
Ma barbaa ma buuxaan ?
Mise waaba birimo?
Dadka ay baalo dheeryihiin.