VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bidhaan Aragtidaada - Lyrics

Anigoo bad qaba Dumar barashadii Igu tahay idloow Soow Soow Subax barqaa Bidhaan Aragtidaa Uma bogin indhuhu Badankiyo qalbiga Beer kuuma baahino Sow ma noqon besteey Markaan kuu bandhigay Inaan kuu bukana Waataad buurta sare Bow ku tiri fudeyd Barta dhexe wadnaha Bir baad igu mudoo Baaba’oo dartaa Bukaan socod noqdee Waan bogsaday hadoo Badaa kuma jiree Sabaax barasho wacan Adoo bilic hablaad Ale kuu badshaad Banaan taagantee Naftu waa belee Beydkii add dhistaba Weysagaa burbura Anigoo bil iyo laba Baadkii kaaga go’ay Yaad igiga baxdee Anoo kula balamay Kuuna baahan baad Si bareer ku jiro Iigu balan furtee Barta dhexe wadnaha Bir baad igu mudoo Baaba’oo dartaa Bukaan socod noqdee Waan bogsaday hadoo Badaa kuma jiree Sabaax barasho wacan Lyrics by Hage
Queue is empty
-- / --