VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Boogta sare - Lyrics

Anigoo bad qaba Dumar barashadii Igu tahay i biloow soo Soo subax barqaa Bidhaan aragtidaa Uma bogin indhoo 2x Badankiyo qalbigaa Beerka kuma baahinoo Soo ma noqon basteey 2x Markaan kuu bandhigay Inaan kuu bukana Wakad boogta sare Hoo ku tiri fudayd Hoo ku tiri Hoo ku tiri fudayd Hoo ku tiri 2x Markaan naxee wadnaha Biraad igu mudoo Baaba,oo dartaa Bukaan socda noqdee 2x Waan bogsaday hadoo Badaa kuma jiree hee Badaa kuma jiree hee Badaa kuma jiree hee Sabax barasho wacan Sabax barasho wacan Sabax barasho wacan 2x Adoo bilic hablaad Ale kuu badshaad Banaan taagantee Nafsi waa balee Baydkii aad dhistaba Waa isaga burburaa 2x Anigoo bil iyo laba Dadkii kaaga go,ay Ayaad igaga baxdee 2x Anoo kula balamay Kuuna baahanbaa Si badheedh ku jiro Iigu balan furtee Iigu balan Iigu balan furtee iigu balan 2x Markaan naxee wadnaha Biraad igu mudoo Baaba,oo dartaa Bukaan socda noqdee 2x Waan bogsaday hadoo Badaa kuma jiree hee Badaa kuma jiree hee Badaa kuma jiree hee Sabax barasho wacan Sabax barasho wacan Sabax barasho wacan 2x
Queue is empty
-- / --