VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caashaq ugu dhamaysaye - Lyrics

dhaban kaagu inanayahay waa dhibicda hoosiyo ubax suul dhalaalee ana way igu dhilan tahoo ;lagahaad maraysaa waan ku dhawrayaaye dhiiley iga moodinee qalbigaad ku dhiagantoo dhirigtii jaceylkaan la dhutinaayaayee yaa ku soo dhawaadoo dhabta ugu imaado dhunkadoo laseexdaa dhex yareey dhigaaguu inay dhimatey mooyee cidba kuma dhawaaqde waanaygaagiytooo waa dheeman iyo luul sharaf loo dhameeyee dhulkaan may ku dhalatay mise ka dheerayd dhankeebay ku dhaqan tahy tani way dhexqaadee dhabaa ma dheelbaa mise waaba dhalanted caashaq way gu dhameysee
Queue is empty
-- / --