foosiyaay marwaad tahay marwo qaaliyaad tahay
miisaanle baad maanka buuxiyaad
madogiyo cadaankaba muunadii haweenkee
aan lagu murmayn iyo mudan qaaliyaad tehe
foosiyaay marwaad tahay
meelkastoo aad joogtaba magacaa ha jira oo
duco maalin joogtaa aad mudatee iga hoo
sida madasha ciida iyo meel barwaaqa a
muuqaaga quruxdi iyo maadhi qiimiga
mawjada kalgacaliyo farxad maanka galisoo
mahad eebahaa le sharaf kugu manaystee

Exit mobile version