VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hala baajiyo dhiiga - Lyrics

aramida jacaylkiyo il nugaylka kalinimo aadaniyo xaawaa u adkaysan waayee ana xaajo ugubiyo asaraar ma keenine cishqigaad abuurto aragtida ka beermaa la itaal dareeyee anba kuguma eegteen eedaadka caashaqa hadaad ii ildarantee amaraneey wax ila qabo arintayda maaree gacal kala irdhoobiyo indho caashaq daashaday midna uur ku taaliyo ilmo kama dhamaatee ana ubax la moodyeey naftu olol ma daysoo ililaha wadnahiyo agagaarka beerkaad inanyahay ku taalaa
Queue is empty
-- / --