Heesta Hees 6 - Lyrics
dalkaygii miyaa hagaagay dadkaygii miyaa israacay madowladnimaa iftiintay
hadii madaxwayne doora dalkeenii looxil saaray
dalkeena iyo dadkeena loo xilsaaray
hadaan dibaday ku joogo hadaan dulinimada eego dadkeenu usoo dagaagay hadaanan kadaad gureesan oo aan cayray ku doonto
hadaan dibaday ku joogo sidaa doontaba iyeeloo ilmaha igu soodir adigoo kuligoodaba wada dareerso
hadaan dibaday ku joogo anigiyo deeqadayda xaaska ah dagaal intaad naga dhex oogtaan dabadeed inakala kaxeeya
hadaanan ku dayan aduunka badbay guud keed dageenee
hadaan ka sameesan daaro dalxiisku intuu yimaado hadaan daawashada layaabin howbaalay hobaala hoobeey hoobay
hadaan ubadkii dayoobay intaan dib usoo urursho
hadaan diintiyo quraanka hadaan dugsiyada la aadin
howbaalay hobaala hoobeey yey hoobay
hadaan dalagii xumaaday dibada qaar iib lagaynin
hadaan dadka buuxa doolo amase daalo hadii durdur uusan noqonin
howbaalay hobaala hoobeey yay hoobay
hadii calankii laduubay dunida babanaayo caawaba
qoxootiga dibada jooga haduu dib ulaaban waayin hoobeey
howbaalay hobaala hoobeey yay hoobay
alow dulmigiyo xumaanta balaayada naga dulqaadoo alow dalka noo hagaaji
alow dalka noo hagaaji
rabow dunida adaaleh adigaa leh dusheediyo dhaqan keeda dadkeeda adigaa abuuray rabow dawo caafimaad leh
alow dawo caafimaad leh
alow daris iyo walal alow isku duub nideena adaa isu dayn karaayee alow dalka noo hagaaji
alow dumarkiyo agoonta alow danyartiyo miskiinka ciroolaha dibinta ruugay dartooda hanoo ciqaabin
alow dabka naga dhex oogan adaa naga damin karaayee
alow nabad nagu daryeel
alow nabad nagu daryeel