hibooy caashaqeenii
haasaawaheenee
adigaa korba wada hadaleenee
aariyaha habeenidee
wada hadaladeenee
hadaan way ku hoyno
dadku haabo caawa
cidii wada faraaxdo
hadan kurbo ku hoydo
dadkuna wada casho
dib kuna imaado
duwaayo taleex caana
dadku wada hibeeyee
hiyi aan lahaynbaa
higi loo helaayo
dadku wada hirtaayoo
noqo kiii lahaybsaado
dareen lama amaanaa
gaari lama huraana
qurux loo hibeeyoo
waxad tahay hilac baxay
dabciyo hufnaan lee
hibooy aabahaa iyo
hooyadiii ku korisaa
ku kaley walaalo
waxad hayb kasidataa
wadahega sharafta leh

Exit mobile version