VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jamasho - Lyrics

haday jamashadu i hayso xagaaga ii jiidanayso wadnahayga jeexiisii aad tahay jidhkaaguna kayga uu yahay kayguna kaaga u yahay hadii aad ila jalbeebin oo aanad ilaba joogin adigu jacaylkuna igu fogaaday miyaan joogsigaa dharaartii habeenkii jiibsanaayaa waxaad tahay jooharadooda midii aan ugu jeclaa kalgacaylkaaga ii jiroo waliba halistii jugeyee xabiibi jano macaaneey waa inaad ii jiidh naxdaa runtii labadeenu isu jiidh naxna jawaabtuna waa iskeen sii macaan gocashada jarawoo shafkiyo wadnahayga ku jiibso hubaal waan jiriiricooda judhaan dhaayaha ku saaro jidkaan awgaa istaaga
Queue is empty
-- / --