VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kala baro - Lyrics

Kuma baahni gabaryahay bartaada iga joog Badanka iyo qalbiga Ma bogsiin karo Bog iyo been baad ku bariisataa ha ibursan ha ibaryin buuqa iga daa Bqoorkiii ku uumay sadkuu kuu qoray Lama baaji karee Ha barooran dhinac iga beer Kala baro iga baro dadka Kuuma bogin iga durug waa bis Sida baalalayda habood boodinee caga dhigo barinyee caga dhigo Inan kaa bilan baa isugee caga dhigo waa bahdaydee iga badan Kuma beegsan aniguye bidix iga leexo Kuuma baaqina digoo balan kuuma dhigin Bogga iyo wadnuhu kuma baahi qaban Ha ibaadin ha ibaacsan booto iga daay Buur aad kori karin kama boodi kartidee Haka jabin boodada iimaanka buuxso Dhinac iga beer Kala baro iga baro dadka Kuuma bogin iga durug waa bis Sida baalalayda habood boodinee caga dhigo barinyee caga dhigo Inan kaa bilan baa isugee caga dhigo waa bahdaydee iga badan
Queue is empty
-- / --