ma dhabaa jaceyl
mise waab adhalanteed
aadamaha dhamaantii
qofka baani soo dhigay
anigana dhinacayga so gadh
dhamaan wadnaha ooo
sariirtaan dhex aala
si dheeman iyo dahab
nin lihi dhpowrtaa
iiga dhigan tahoo
kaa dhaweystaa dumar
kalgaceylka ila dhowr
dhayal maah caashaqu
qays baa udhintooo
hadii aan dhabtaadiyo
dhinacaaga dhex dagin
dhaawac baan ahaayoo
nafteydii dhinac adkee
waxa aan la dhuubtaye
waa dhibkii jaceylkee
waa dhibaatadaadee
sida dheeman iyi dahab
nin lihi dhowrtaa
adna iiga dhigan tahoo
kaa dhaweystaa dumar
kalaceylkan ila dhowr

Exit mobile version