VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Midabkaaga - Lyrics

sida malabta shinidaan ama miro bislaadaan kuu muhanayaayoo kaama maarmo gabaryahay meel kastoo aan joogaba maskaxdaa ku tabaysoo inaan kaamaqnaado maba yeeli karayee miyigoo barwaaqa dhirtu ay magooshoo ubaxii mankii baxay ishu milicsanaysaa midabkaa aragtida ayaan kaa maqsuudaa marna kama habowdid marinkaad leedohoo dadka waxa u muuqda marley inaad u sidatee muuqaaga quruxdiyo muunad iyo asluubaa mawle kuugu deeqoo ana waan ku mahadsha
Queue is empty
-- / --