VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naciima - Lyrics

naciimooy naruurooy intaan dunida noolaa taan naawilaayaay nuurkii jacaylkiyo nimco iyo ilayseey nafta raaxadeedaay caawa nasiibkeen inaan nasiibkeen inaan nolol wadaagnee ALLOW guur nagaadoo aan nusqaamin naga yeel naciimooy naxariis jacayleey sanku neeftuu qaataay neecow udgooneey nuxurkii kalgacalakaay nasri iyo ayaaneey niyadaydu raacdaay
Queue is empty
-- / --