VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Riish - Lyrics

inta guudka feedhatiyo geyaanka hablaha kacay geenyadii aan geenyada kadoortay gobonima sharafkiyo garashiyo xishoodkaa guule kuugu deeqee riishigaari dumaraa gaabr xareed le udhalatee farxad aan go ayniyo mahad gaara weeye hadaad maanta gacalooy gogol ila wadaagtee guule waxaan baryayaa gurboon noo adeegiyo guri khayr le iyo nabad gobolkee nimcada ee gurigii kismaayooo goor ku wacan ku dhalataay goda iyo jigjiga iyo wardheerta dalkeenaa goortii aad doontaba kuu geyn dalxiisoo gaarisaan dagaynaa abaal aan lagudi karin waxa maanta noo galay geesigii ku dhalay gacalooy adaa ahaa guule waxaan baryayaa gurboon noo adeegiyo guri khayr leh iyo nabaad
Queue is empty
-- / --