VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Samir - Lyrics

qalbigani sahwiga saldhiga u noqdow saqiirkiyo dhashani intay sabi yihiin samirbaan samirbaan ku farayaa khaladkiyo saxana dusha saaro oo u ahaw salaan sido oo ha dhigin sanadii tagtiyo sula ruux wacnaa saakaba hadaan waanadu solayn sababaa jirtiyo sir kaloo qarsoon naftaydaay samaha ha ka noqon sabool sal fudaydku waa sumad guul daree dhawr saa dhawr saa danbana wararkana ka soon seetee niyada ka tolnoow sankoo sir ma qabe ahaw
Queue is empty
-- / --