VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Farxiyo - Lyrics

Maamushadii danteenaay Laga maarmi karinaay Maamushadii danteenaay Laga maarmi karinaay Badalkeed midaan Marna aan helaynaay Maan hilawga beertaay Maan hilawga beertaay Maan hilawga beertaay 2× Taan u muhanayaay Muxibadeed I sidataay Ii muuqanaysaay I maqsuudinaysaay Ii muuqanaysaay I maqsuudinaysaay I maqsuudinaysaay manfaceeda dhawraa 2× Ixtiraam mug weyn iyo Adigaa mudnaan iyo Maamuusba iga mudan Ii saaran madaxee Farxiyaay arinkeena meel mari 2× Hoygeen masuulkiis tii u madax ahaydaay Hoygeen masuulkiis tii u madax ahaydaay Madashaad ka maqan tahay Macno yeelan maysee Muftaaxeenii noloshaay Muftaaxeenii noloshaay Muftaaxeenii noloshaay 2× Maaraynta hawlaheeniyo Kala moosi maysaay Marti iyo xigaalaba Magac noogu yeelaay Marti iyo xigaalaba Magac noogu yeelaay Magac noogu yeelaay Mahad looga celiyaay 2× Ixtiraam mug weyn iyo Adigaa mudnaan iyo Maamuusba iga mudan Ii saaran madaxee Farxiyaay arinkeena meel mari 2×
Queue is empty
-- / --