VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacayl wayso - Lyrics

Jacayl aan weyso qabin Ayaa i wareeriyoo Naftayda walaaciyee 2x Siduu igu kaa wanjalay Wadhida iga raacda iyo Wahey ceebtuu i baday Wuxu wadhaybaa yaqaan 2x Jacayl aan weyso qabin Ayaa i wareeriyoo Naftayda walaaciyee 2x Siduu igu kaa wanjalay Wadhida iga raacda iyo Wahey ceebtuu i baday Wuxu wadhaybaa yaqaan 2x Hadaad wacantoo wakhtigu Wanaagu agtaada yaal Sidii ruux waalanbaa Intaa u wareegayaa Warkeenina hadeer dhamaa 2x Warmuhu ila dhacay kalgacal Adaan iga waabinoo Wanaagaygaa ku dhibaa 2x Waxyeelada caashaqana Adoo waji fiican iyo Wanaagii ka leexdaybaa Wahey ciilkaa i baday 2x Warmuhu ila dhacay kalgacal Adaan iga waabinoo Wanaagaygaa ku dhibaa 2x Waxyeelada caashaqana Adoo waji fiican iyo Wanaagii ka leexdaybaa Wahey ciilkaa i baday 2x Hadaad wacantoo wakhtigu Wanaagu agtaada yaal Sidii ruux waalanbaa Intaa u wareegayaa Warkeenina hadeer dhamaa 2x
Queue is empty
-- / --