VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacaylka - Lyrics

Qalbigu qalbiguu Qalbigu aduu kula jiraa Niyaduna kuu jeelantoo Jidhkayga badhbaa tahee Badhbaa tahee jacaylka jacaylka Jacaylka ma isla qaadnaa Jeer aan dugsiga saariyo Jaamacadu ii idlaatoo Uma jeedo sheekee Jacaylka jacaylka Jacaylka u kaadso huuno 2x Filkeen waakuwaa jilaayoo Jawiga isla qaadanaayee Filkeen waakuwaa jilaayoo Jawiga isla qaadanaayee Jikaarka caashaqa ka daa Ka daa caashaqa ka daa Jawaabtaan adi ku siiyay Jac iyo xumo ha u malaynin Jawaabtaan adi ku siiyay Jac iyo xumo ha u malaynin Go,aanbaa go,aanba jira horeeyay Go,aanbaa jiray horeeyay 2x Jidka jidka guushaan rabaa Macaan inaan kuu jiheeyo Jidka jidka guushaan rabaa Macaan inaan kuu jiheeyo Jeelka aan ku dhaafiyee Xabiibi xabiibi ha iga jeesan Jeesan maantee Xabiibi xabiibi ha iga jeesan maantee Jiijiid kuma meel maroo Jujuub caashaqu ka weyne Jiijiid kuma meel maroo Jujuub caashaqu ka weyne Nasiibkuna waa jiraa Tacliinta tacliinta Tacliinta u jeedi maanka Tacliinta tacliinta Tacliinta u jeedi maanka 3x
Queue is empty
-- / --