VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ma hubtaa dhankaaga cover - Lyrics

Sow hankayga maan galin Kaafiya inaan helay Aan hagar aqoonoo Haween garasho dheeroo Garasho dheeroo Haween garasho dheeroo Aqoontana ka hodonaa 2x Dhismaheena hoygana Iiga sii horaysoo Daymada ku haginoo Sii qaban hareeraha Ku hagoogan dhibahanaa Siday hawshu kaa tahay 2x Hadii maal aduun maal aduun Hanku kaaga raranyahay Aan kaa haqabtiree Ma hubtaa dhankaaga Ma hubtaa dhankaaga Ma hubtaa dhankaaga Hooyo wacan inaad noqon Ma hubtaa dhankaaga Ma hubtaa dhankaaga Ma hubtaa dhankaaga Hooyo wacan inaad noqon 2x Naftaydaay hungowdoo Halkii aad rabtaad Adigoo hilow qaba Ayaa lagaa horjoogsaday Lagaa horjoogsadey Ayaa lagaa horjoogsaday Maamuuskaa maad helin 2x Hadaan gacalo daadaha Hadba kugu qabadhoo Hada kugu celcelinoo Hamigeedu kula hayeen Isku kaa hibaynoo Hiyigiinu sii kicin 2x Hadii maal aduun maal aduun Hanku kaaga raranyahay Aan kaa haqabtiree Ma hubtaa dhankaaga Ma hubtaa dhankaaga Ma hubtaa dhankaaga Hooyo wacan inaad noqon Ma hubtaa dhankaaga Ma hubtaa dhankaaga Ma hubtaa dhankaaga Hooyo wacan inaad noqon 2x
Queue is empty
-- / --