VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta balqiis - Lyrics

waan ku baafinaayaa ]badh kaam hayee kii ikaa baraybaa boqol jeer waydiyaa aaway timo baaraydii bish wacan taydii baashaal qosol laydii bilkhayr wajilaydii baayooy wan ku busaylayoo waan ku baadi goobayayo nasiibkaygaa beegsadaa bilaney xaalkay badbuu ku jiraa baabkayga allow cid ubixiyooo inantiii bilicda bidhantan wacnayd ma burcaan ka baafiyaa inantiii bilicda bidhantan wacnayd ma balad weynba baafiyaa inantaan boqrayey balqiis u ekeyd bu dii aragtaa basaasay darteed bururka quruxdaada baaciska gacmahaag midabka balbalaaya labeentu ku badan tahay eegmada laga bogan karayee ayaan baadi goobayaye nasiibkaygaa beegsadaa bilaney xaalkay badbuu ku jiraa baabkayga allow cid ubixiyooo inantiii bilicda bidhantan wacnayd ma baydhaban ka baafiyaa inantiii bilicda bidhantan wacnayd ma boraman ka baafiyaa
Queue is empty
-- / --