VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Garasho - Lyrics

Gaari dumar, gayaan taan ka rabay Gacaladayd taan la galangalee Goor walbo taan ugubanayaa Way igubtoo iga goostee Garashadaydaan bal eegayaa Adna garoo waxii kula gudboon Anna waa ii go'aan inaan gaabsadee Gayaankaa ha seeginee Garshadaydaan bal eegayaa Geedi baan anna go'aansadee Gobal dhacaan sii gudanayaa Had iyo jeer niyadaada gali Har badan baa geesahaaga dhigay Garashadaydaan bal eegayaa Adna garoo waxii kula gudboon Anna waa ii go'aan inaan gaabsadee Gayaankaa ha seeginee Garshadaydaan bal eegayaa
Queue is empty
-- / --