VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Haybad mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Jaamac yare
Haybad

Calan kaagu waa hiboo,
Sharaf kugu hagooganee,
Ciidaadu waa Hodan,
Aadku haqab beeshee,

Waa haleeladiinoo,
Horweyn ku irmaanoo,
aad ku hiiraneysee,

Haybad waxaad ku leedahay,
Dhulgaaga hooyoo,

Haybad waxaad ku leedahay,
Dhulgaaga Hooyoo,

waana lama huraanee,
hagarla’ii wax ugu qaboo,

waana lama huraanee,
Hagarla’ii wax ugu qaboo,

Hantiyeey macaan waa midaan
Hooy lagaa oraneey,
helayooy,

Hantiyeey macaan waa midaan,
hooy lagaa oraneey,,
helayooy,,

hanfi iyoo kuleeyl iyoo,
baraf maleh dhulkeenuyee,
Inaaga haleeynee soomaaliyeey hooy,

Hoodaale weeyaan,
Deeygan kiisa Hodankaa,
loowada hamuumee,

haybad waxaad ku ledahay,
dhulkaaga hooyo,

haybad waxaad ku leedahay,
dhulkaaga hooyo,

waana lama huraane
hagar la’ii wax ugu qaboo,

waana lama huraanee,
hagar la’ii wax ugu qaboo,

hantiyeey macaan waa midaan,
hooy lagaa oraaneey helayoo,

hantiyeey macaan waa midaan,
hooy lagaa oraaneey helayoo,,,

codkii Jaamac yare