Waan ku raadiyaa
Waan ku raadiyaa
Raxeey san waayo
Timahii rag loboo raameystay
Aawogaa…..2X

Haddan qaado rugtey dana aa ~
Riwadeyda beenaa ii kaa
Rumeysee….2X

Roob kii da’aayi iyo ramaaskii ka
So baxay ima ralli galininee….2X

Rafiqey giyeey warmo aad
Igu ridee….2X

Ha iriiqinee ha iriiqinee rarka iga
Dulqaad…..1X

(((BOGGA LABAAD)))

Wadad diin ka raadshoo
Quraan rooga maan diidin
Habaar waalid maan rogan
Run na been kamaan dhigin….2X

Waxaana la reemaa aa ~~~
Raga nimada uga tagay
Jaceyl bey ragadshee….2X

Adna ma laha reyskiyo
Ramas iyo barwaqaa
Rabigey ku siiyay….2X

Rafiqey giyeey warmo aad
Igu ridee….2X

Ha iriiqinee ha iriiqinee rarka iga
Dulqaad….1X )))

lyric by Dayran omar

Exit mobile version