Heesta Shaadiya - Lyrics
Shaadiyay shaki la'aan
inta dumar inat dumar
inta dumar lashitiyo
Guur lagaala shooro
Ku shixnadan ku shixnadan
Ku shixnadan aduunyada
Tii iigu sharfonayd
haaa haaa
La shiinsado ayaa tahay
Markaan sheeda kaa deyo
Kugu shisho aragtida
Jaceyl baa isheeloo
shibanan ahaadaa
dayaxoo shin dhalaada
xidigaha xidigaha
xidigaha shanta iyo
shaamareeray dirirko
oo loo, oo loo,
oo loo shintiriyoo
biyo shubay habeenimo
haa haa
ku shabahay naftaade
Markaan sheeda kaa deyo
Kugu shisho aragtida
Jaceyl baa isheeloo
shibanan ahaadaa
shaadiyay shibanan ahaada
shaadiyay shinanan ahaada
lyrics by Ahmed Nuur Awaale