VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z


Dalanbaabi Lyrics

JACAY AAN DAWOOBEYN
SIDA KII CILMIBA DIEEY
DaRiS MAAN LANOQONOO
LADALAA DHACAYAAAA 2

DADKU IIMA DIIRAAN
MARNA IMA DAREEMAAN
IIMANA DANEEYAAN
OO,OO,OOO\ ,OO IMA DABIIBAAN 2

NIMUU DILEY
AYAN AHAY
CISHQI DARAN
KADOOGTOOO
DABAYLAHA
XAGAAGUNA
DALANBAABINAYAAN 2

DUMAROOW DADNIMADAA
CILMI SIDAAD UDUUGTEEN
HADAD DOORKA MAANTAA
ANA DABIN INAN GOLOO
UDURBAAN TUMAYSAAN
WAN IDINKA DIIDYE
WAN IDINKA DIIYE
WAN IDIKA DIIDEEE 2

PAGE 2

HADII AAN DAREEN QABOO
AMA AAN DIGTOONAHAY
JACAYL IMA DAGENOOO,OOO
NAFTA UMA DAYICILAYN 2

WAXA II DUGASHEE
DABARKA IIGU XIDHAYBAA
DAMAC CAASHAQ INUYAHAY
DII,II,II,IIR DIIR AANU SARAYN 2

NIMUU DILEY
AYAN AHAY
CISHQI DARAN
KADOOGTOOO
DABAYLAHA
XAGAAGUNA
DALANBAABINAYAAN 2

DUMAROOW DADNIMADAA
CILMI SIDAAD UDUUGTEEN
HADAD DOORKA MAANTAA
ANA DABIN INAN GOLOO
UDURBAAN TUMAYSAAN
WAN IDINKA DIIDYE
WAN IDINKA DIIYE
WAN IDIKA DIIDEEE 2

loading..
-- / --