doookhiyo naftaa
kuu daacadoo
igu kaa daroo
Kuma dayn karee
doqon hayska dhigin
danta laguma naco
ninku doortayoo
kaa daba dhacee
diirnaxa haday
dumar leeyihiin
danaheena guud
ila daafacoo
ila daadahee

dookhiyo jacayl
nimuu daashadoo
waxaan ahay dartii
loo dayriyee
durdurkiisibaan
dhex dabaashayoo
ka durduurtayoo
igu soo duxeee
diirnaxa haday
dumar leeyihiin
danaheena guud
ila daafacoo
ila daadahee

Exit mobile version