VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Shankaron mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Jamaal jeesto
Shankaron
shankaroon haweeney
shafiday naftaydiyo
jacaylkiii ihsidayeee
 lyrics masuul.com
waxna kaama sheeloo
waataynu shawroo
kuusheegay inanyahay
shinkastoo waqtiguyahay
shuruudii dhexdeenuna
iigu shidan sideeediii
shishe hadalkan kuu idhi
shaqfadaada geliyoo
sharadkii hasiideyn
sharadkii hasiideyn.
 shanka roon haweeney
shidhixyada jidh kaygiyo
shifadii naftaydaan
waxkastoo lasheegaba
shki yuusan kaagelin
mashidheeyo aniguyee
shiin inuu kor dhiganyahay
alifkuna shedbalahayn
sharax uuma baahneee
shishe hadalkan kuu idhi
shaqfadaada geliyoo
sharadkii hasiideyn
sharadkii hasiideyn.
codkii Jamaal jeesto