Heesta Xamdiyey - Lyrics
xamdiyey
xubiga iyoo
xishaa,dareenkaleh 2
adaan kuu xaglinayaa
xiskaygaba kuberee
xidigtii aan doortaay
xural cayn lamoodyey 2
xusuustaadu igu dheer
ku xaadhan laabtuna 2
kaxifala wada iyo
xasadkii jacaylkaba
xudududan kaxidhanoo
xumuhiisu naga dedan 2
adiguna xigtooy
xakamihii jacaylkena 2
xadhigiisa qaba,ooo
xejiyoo hasiideyn
xabiitii xejiyoo
hasiideyn xabiibtii.
page 2
xamdiyey xakaariyoo
nolol aan xayi ahayn 2
xaakim kuma tusayee
xamar iigu noolow 2
xurmo waad udhalatee
xishoodkagu inan yahay2
xulatay naftaydooo
xubnahaa kuwada raba2
xakimkan katuugaa
xaqiiq inan helooo
xilahayga noqotoo
xabadkay ku gama,dee
adiguna xigtooy
xakamihii jacaylkenaa 2
xadhigiisa qaba,ooo
xejiyoo hasiideyn
xabiitii xejiyoo
hasiideyn xabiibtii.