VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Damiir - Lyrics

kuu dooray suugaan kuu diray fariimaha kuu dul maray ujeedada mana soo dabcayside kugu daalay aniguye horta dhagax dixeediyo darbi shuba miyaad tahay damiirkaagu adagaa naftaad daawadeed tahay adoo daadahayn kara inaad dib uga gurataa waa kuu damiir xumo nabsibaana kuu digi daymada qof kuu nugul isagoon dabnaha furin dushaa laga ogaadaa ruux jacaylku daashaday adigoo dal dheeriyo dibad iyo ku maqan yurub misna waxaan dareema nafta inaad la daris tahay naftaad daawadeed tahay adoo daadahayn kara inaad dib uga gurataa waa kuu damiir xumo nabsibaana kuu digi
Queue is empty
-- / --