VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dareen - Lyrics

Waxaan helay ruux Dareen leh daryeel leh Oo dulqaad leh damiir Leh oo dabiiba qalbiga Dilan ruux daneeya Waxaan helay maan Daweeya X2 Nolol waxaan galay Dugsoona qof dacada Baan la jaaray naftii Qosol diidaneedna Hadeer farxad bay Dareentay rajaa dar Allee rumowday X2 Hantiyay ruuxaan Dalbaday kasbaday Dookhaan calmaday Dar allee anigaa ku Manaystay waxaan Darajada mulkiyay Dayactira markaan Kuhelay X2 Anaa helay ruux Dabacsan dubakhsan Oo wanaagsan dabub San oo hanuunsan xis Daalan ruux bogsiiya Anaa helay maan Dugsiya X2 Dawaa timid aan Sugaayay dhamees Dooraan la noolahay Qudhaydii taag Dareedna qof baa Nuur keedii daaray Run baan dar Allee Ureestay X2 Hantiyay ruuxaan Dalbaday kasbaday Dookhaan calmaday Dar allee anigaa ku Manaystay waxaan Darajada mulkiyay Dayactira markaan Kuhelay X2
Queue is empty
-- / --