VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hadaan helay - Lyrics

Jidkii guushaan haleelay Wakaa jawigii saxnaaday Jihaadkii wuu dhamaday Qofkaygii baan lajaaray X2 Jeerkaygii baa lagadhay Jidkiyo wakhtigii adkana Janaa xigtayoo danbesay Farxadii wan laba jibaaray Hadaan helay janiskaygii X2 Aniga jeexaygiyay judhii Aan kula midobay ayaan Jirabkii ilaaway kun jeer Noloshaa samaatay jac- Eelkuna wuu siyaaday X2 Jalkii nimcadaa bilaab May durtaba anigaa Jimceestay jikaarkii Wan kareestay hadaan Jiifkii ladayaa x2 Rabaa iisoo jawaabay Jiibtiyo ducadii bad- Naana jaliilbaa iga Ajiibay waataa jiridii Adkaatay hadaan helay Jaaniskaygii x2 Aniga jeexaygiyay judhii Aan kula midobay ayaan Jirabkii ilaaway kun jeer Noloshaa samaatay jac- Eelkuna wuu siyaaday X2
Queue is empty
-- / --