VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Isku maan - Lyrics

hadaan qalbiyada midaynay matano kayeelnay ruuxda muxuu xasad sheegayaa xidhiidhkaa midho dhalee waxayna ogay marhore inaan isku maan nohoo inagu is miciin sanoo aynan kala maarmin karin jacalku markuu ka maarmo nabiibkala geeya maalin wakaa qalbigeeni maaxday markle burqadoo amaanay mawlihii isku keen abuuray dareenkiyo muhawshada naftayada agmaarmo hayne maamulo opo tabashadayda ka maanoco wixii dhibaaya adaa muhashada jacalka ka mayracay laabta oo mudnaanta iyo qiimaha gobaad tahay maanka deeqay
Queue is empty
-- / --