hadaan qalbiyada midaynay
matano kayeelnay ruuxda
muxuu xasad sheegayaa
xidhiidhkaa midho dhalee

waxayna ogay marhore
inaan isku maan nohoo
inagu is miciin sanoo
aynan kala maarmin karin

jacalku markuu ka maarmo
nabiibkala geeya maalin
wakaa qalbigeeni maaxday
markle burqadoo amaanay
mawlihii isku keen abuuray

dareenkiyo muhawshada
naftayada agmaarmo hayne
maamulo opo tabashadayda
ka maanoco wixii dhibaaya

adaa muhashada jacalka
ka mayracay laabta oo
mudnaanta iyo qiimaha
gobaad tahay maanka deeqay

Exit mobile version