VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nabiibka warkii - Lyrics

Jacaylka intaan la nooleyn Ee uu nabdigiyo bogayga Nalkiisu ka daaran yahay Niyada waad igala joogtaa Jacaylka intaan la nooleyn Ee uu nabdigiyo bogayga Nalkiisu ka daaran yahay Niyada waad igala joogtaa Midaan dumar naawilaay Nudaha dhagahaad cushaa Indhah nuurbaad u tahay Oo anaa nasabeey nasabeey Anaa nasabeey ku jecel Midaan dumar naawilaay Nudaha dhagahaad cushaa Indhah nuurbaad u tahay Oo anaa nasabeey nasabeey Anaa nasabeey ku jecel Nagaashaan wali sugaayee Intaan kaligaa nasiibkaa Nasriga calaf ugu samraayo Adigu nacab ha ii dhagaysan Namiimka warkii ha yeelin Adigu nacab ha ii dhagaysan Namiimka warkii ha yeelin Dhibteena intii ku naaxda Sidii shaydaan u naar U naar u naar Sidii shaydaan u naar Nagaashaan wali sugaayee Intaan kaligaa nasiibkaa Nasriga calaf ugu samraayo Adigu nacab ha ii dhagaysan Namiimka warkii ha yeelin Adigu nacab ha ii dhagaysan Namiimka warkii ha yeelin Dhibteena intii ku naaxda Sidii shaydaan u naar U naar u naar Sidii shaydaan u naar Jacaylku hadii nitaaqo Dhib iyo nabar laga ilaasho Ayuu niyad sami koraayee Naftayda ahow nafteeda Jacaylku hadii nitaaqo Dhib iyo nabar laga ilaasho Ayuu niyad sami koraayee Naftayda ahow nafteeda Midaan ku nastaay qalbiga Naxdinta uu kaa ilaalin Nacab kuu quudhi maayo Oo anaa nasabeey nasabeey Anaa nasabeey ku jecel Midaan ku nastaay qalbiga Naxdinta uu kaa ilaalin Nacab kuu quudhi maayo Oo anaa nasabeey nasabeey Anaa nasabeey ku jecel Nagaashaan wali sugaayee Intaan kaligaa nasiibkaa Nasriga calaf ugu samraayo Adigu nacab ha ii dhagaysan Namiimka warkii ha yeelin Adigu nacab ha ii dhagaysan Namiimka warkii ha yeelin Dhibteena intii ku naaxda Sidii shaydaan u naar U naar u naar Sidii shaydaan u naar Nagaashaan wali sugaayee Intaan kaligaa nasiibkaa Nasriga calaf ugu samraayo Adigu nacab ha ii dhagaysan Namiimka warkii ha yeelin Adigu nacab ha ii dhagaysan Namiimka warkii ha yeelin Dhibteena intii ku naaxda Sidii shaydaan u naar U naar u naar Sidii shaydaan u naar Nagaashaan wali sugaayee Intaan kaligaa nasiibkaa Nasriga calaf ugu samraayo Adigu nacab ha ii dhagaysan Namiimka warkii ha yeelin Adigu nacab ha ii dhagaysan Namiimka warkii ha yeelin Dhibteena intii ku naaxda Sidii shaydaan u naar U naar u naar Sidii shaydaan u naar
Queue is empty
-- / --