VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qof qof waayay - Lyrics

qosolkaygu waa been qalbigayga kam iman waxaan qarinayaa badan x2 quruxdaan jeclaadiyo mahayee qiyaastii qof qof waayay baan ehee x2 niyadaan qancinayaa rajo qìil ma waydee weheshaday qaraamiga x2 maqumani sibaan ehee qeeb iga midaa maqan kama quusan karo x2 noloshaan dhex qaadeen u ad keestay waa qadaf aan ka galay qudhaydii x2 niyadaan qancinayaa rajo qìil ma waydee weheshaday qaraamiga x2
Queue is empty
-- / --