VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xasuus - Lyrics

ninkii quudki ka soon dheh qalbiga adigaa la tagay dheh jiifkii qaban wabaa sariir dheh xusuus ka qaboobi baa dheh qisuu mutay aan yarayn dheh adaa ku qafilin xiskii dheh markii buu kugu qarwaaye hankad qabsatiyo naftii dheh cidluu qaayibay dartaa dheh qofkii arkaa wuu ka naxa dheh intuusan qabriga gelin dheh la qabo xubigoo daryeel dheh yarkii qarnigani qasaq dheh qiiraysan dareen jacayl dheh u sheeg bakarbuu ku jiray dheh marqudha ku himaami waa dheh qandhaa haysiyo xanuun dheh qiyaas male suu ahaa dheh kashaad ku qornowde dheh
Queue is empty
-- / --