VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bilan - Lyrics

bilan barashadaadii qalbigaygaa kama baxdoo goortaan isbaranaa naftu way ku bogatoo baahiyey warkaagee wan kuu bogee ee anigu kuu bogee may baxnaaninaysaa may bogsiin karaysa bilan barashadaadii naftaydaa kuu buseeshoo wadnaha bukaayee baantaada rababaa baafiyey warkaagee waan kuu bogee aanigu kuu bogee may baxnaaninaysaa may bogsiin karaysaa
Queue is empty
-- / --