VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Calafkaaga - Lyrics

Dhamaan cidhifyada dal Keena hablaha caradena Jooga intuu caadil keen Abuuray calanka ma Adaa u qaaday ma adaa Kaligaa is cajabiyay ma Adaa isu camiray faanka Muraayad cimrigedu Raagay expiry camirtay Muuqa caways ma adaa Isku eegay ma adaa dh- Oola cadenta beenta ah Intaad farxad kala Cadatay cirkaa dabad- Eed isgeeyay Cishadan barashada Wadaagnay anaa jec- Eelka casuumay sidii Ruux cad cedu hayso Indhaha caad baanku Yeeshay intaan cidlo Dagay jacaylka caash- Aqu qalad ii tilmamay Rabaa caymad ii ahaday Rabaa caawimo isiiyay Dhib iyo car caraaf ad- Uunyo rabaa iga celiyay Maantee anaa cawo Jooga galabtee walaal Calafkaaga raadso
Queue is empty
-- / --