VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dareen - Lyrics

dareen ilulaayaa laxow igu beeree dhibtaada igu wacan lurkee misna ka lumi qalbigayga oo waaliicayaa xanuun baa la jiifaa adiguna dareen li i ayaad ladaysaa kaligaa nabsiga laamaha saar armay dabayluhu ladiyoo inagoo lamaana ku raaxaysan doonaa dareen ilulaayaa laxow igu beeree dhibtaadaa iigu wacan lurkee inagoo isku ladhan libin aynu gaadhnee ladaneey igu lamaanow isna ka lumi hankayga oo waalumayaa xanuunbaa la liitaa adiguna dareen li i ayaad ladaysaa kaligaa nabsiga laamaha saar hadmuu wakhtigu ladiyoo laantii jaceylka wada lulaynaa inagoo isku laadhan libin aynu gaadhnee ladaneey igu lamaanow
Queue is empty
-- / --