VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dookh iyo jacayl - Lyrics

dookh iyo jacayl baa ihelay daal iyo xanuun buu ibaday kama daba hadhee duntu gabadh iigu xidhan dantuna waxay itidhaahdaa ku daa laabtiyo dubaaqa iyadaa garan doonta dowgee udaji hadalkoo dulqaado darmaan quruxeey daraad sheekadeenii damashaad kalgacal dookh ahaa daabacadii duntii jaceyl miyad keni dookhiyo jaceylbaa ihelay daal iyo xanuunbuu ibaday kama daba hadhee duntu gabadh iigu xidhan dantuna waxay tidhaahdaa kudaa laabtiyo dubaaqa iyadaa garan doonta dowgee udaji hadalkooo dulqaado darmaan quruxeey doraad sheekadeeni damaashaad kalgacal dookh ahaa daabacadii duntii jaceyl miyad keeni
Queue is empty
-- / --