VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hablaha - Lyrics

hablaha love kiyo cishqigu intay ku lamaan yihiin hargeysa ku nool qalbigu miyuu ku nagaanayaa xubigu wuxu doonayaa labeenta hablahaa lehee jigjiga ku dhex laydhsadiyo duniyo leeshe togdheer anoon lacaweyn habalaha jabuuti iyo awdal dega miyuu laxawgiyo hamigu lilaahi daynayaa hablihii nugaal ee ladnaa jaceylka ulaab xalnaa garoowe anoon degin miyaan ladayaa rugtii laamaha cishqigee lamaanuhu beerayee hablihii lahashada lahaa muqdishay ku dhex noolayaan anoon lAcaweyn hablaha jabuutiyo awdal degaa miyuuu laxawgiyo hamigu lilaahi daynayaa
Queue is empty
-- / --