VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hani - Lyrics

sida meel barwaaqoo may uu biyaha dhigay ubax muunad wacan loo ku maqsuudo ruuxdaa ani kugu mabsuudaa macaan kugu mabsuudaa muga dunida oo idil muuqaaga kaliyaa miisaan la saaroo waxad tahay qof qimashada cishqi loo mutaystee la aantaa ma ladayoo kaa maarmi maayee qalbigayga ma ragiyoo hoo uhayso hoo uhayso hoo uhayso maamuus sida muuqa dahabkiyo miiraale arooryaad misla dhool iftiimoo birta laabta kiciyaa ani kugu mataalaa mcaan kugu mataalaa miyirkiyo xiskaygiyoo ku mudnaataa beerkiyo wadnahayga bidixdiyoo ruuxaan kula miseeyoo kula mida aduunyada hani dunida may dhalaan la aantaa maladayoo kaa maarmi maayee qalbigayga maragee hoo uhayso hoo uhayso hoo uhayso maamuus
Queue is empty
-- / --