VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ilmada - Lyrics

ilmada iga da aysa indhahayga qoysa ma markaad argtaa istareex noqotaaa ma aduu nabarkaygu anfacaa niyadaada ogobeey jeclidaa anfariirka naftayda marbaad inanyahay u ooyi dartay marbaad awaday iloobi naftaadaa marbaad aragayga ku raadin ileys markastuu erey suuban ku idhaa uurkaygu maxaad ii inkirtaa isha iigu gubtaa ma anoo araweelo kasugaa yabaaa mise waaba ilduuf arinkaygu taloow marbaad inanyahay u ooyi dartay marbaad awaday iloobi naftaadaa marbaad aragayga ku raadin ileys
Queue is empty
-- / --