VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qurbo - Lyrics

inagoo isku daacadoo is dooranay dooranay is dooranayoo is jecel duni waayaheediiyo qurbuhu isu kaaya diid allaa qalbi daalacdee inagoob waxba dayacin wakhtigu sidu doona iyo danteenii kala fogee danteenii kala fogee waayaha adigiyo duruufta haduu daaimkeen furfuro rajada is dabooshayba sidii nalka nalka nalka daarmi lahayd inkastoo dawooy calaf caalafku isku keen daruu isku keen daruu hir galay dalal kala sharciyaa mudabaa ina kala dabree dadkaba labadii is qabee dariiqa xalaasha maray dib inay isu guursadaan qurbuhu sow kuma dulaysan waayaha adagiyo duruufta haduu daaimkeen furfuro rajada is dabooshaybaa sidii nalka nalka nalka daarmi lahayd
Queue is empty
-- / --