VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wacad - Lyrics

jaceyl yahow war iga rogay intay hadal wadaageen yaa helay warkiisoo wacadkiisa yaa gala ana waalalowgiyo hiirtaanyadaan qabo waxaan wayda lahayaabaa jaceylbaa iwaabtoo wacantaan jeclaabaa intay wiiqday taladii balantiii ka weecatoo waalibaan ku suganahay hadii laygu waynyahay kaligay walaaciyo walbahaarkan aan qabo dhibata laguma waarayee waynaan ka sugayaa wehelkiyo qofkaan rabo hadii laygu waynyahay kaligay walaaciyo walbahaarkan aan qabo dhibata laguma waarayee waynaan ka sugayaa wehelkiyo qofkaan rabo
Queue is empty
-- / --